Khayrmawaaye petroleum
Shirkadda Dihin Energy Solutions waxay Khayrmawaaye Petroleum u rakibtay nidaam tamarta qorraxda ah oo awooddiisu tahay 45 kW. Mashruucan waxaa loogu talagalay in macmiilku ka faa'iidaysto tamarta qorraxda, isla markaana uu helo xal koronto oo ku habboon baahida ganacsigiisa.